Main Menu

mercoledì, Agosto 31st, 2016

 

Migranti: Basta con l’emergenzialismo!

Appello degli Enti Locali per la Pace e i Diritti Umani Per affrontare il dramma dei migranti servono una politica coerente e un piano strutturato!


Kumanaan Muhaajiriin oo La Badbaadiyey

Shukri Said – voasomali.com – Maraakiibta ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga iyo sidoo kale maraakiib kale oo ay leeyihiin hay’ado samafal ah ayaa xeebaha dalka Libya kasoo bad-baadiyay kumanaan qof oo ah tahriibayaal ah, kuwaas oo doonaya in ay soo gaaraan qaaradda Yurub.