Main Menu

giovedì, Dicembre 15th, 2016

 

Intervista di Voice Of America a Shukri Said su i due scafisti condannati per il naufragio nel mediterraneo con oltre 700 morti

voasomali.com – Talyaaniga: Nin Loo Xukumay Dhimashada 700 oo Tahriibayaal Ahaa Dawladda Talyaaniga ayaa 18 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin u dhashay dalka Tunisia oo lagu eedeeyay doorkii uu kulahaa dhimashada 700 oo qof oo tahriibeyaal ahaa.