Intervista di Voice Of America a Shukri Said su i due scafisti condannati per il naufragio nel mediterraneo con oltre 700 morti

voasomali.com – Talyaaniga: Nin Loo Xukumay Dhimashada 700 oo Tahriibayaal Ahaa
Dawladda Talyaaniga ayaa 18 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin u dhashay dalka Tunisia oo lagu eedeeyay doorkii uu kulahaa dhimashada 700 oo qof oo tahriibeyaal ahaa.Dadkaasi ayaa bishi April ee sanaddii 2015 waxa ay ku geeriyoodeen badweynta Mediterranean ka, markii ay la degtay doonidii ay saarnaayeen.
Sidoo kale maxkamaddu waxay 5 sano oo xadhig ah ku riday kaaliyihiisii oo la sheegay inuu u dhashay dalka Syria.
Boqolaalka qof ee ku dhintay doonidaasi ayaa waxaa ku jiray dad badan oo Afrikaan ah oo Soomaalina ay ka mid ahayd.
Sahra Cabdi Axmed ayaa hadaba khadka telephone ka kula xidhiidhay Shukri Saciid oo ka tirsan wargeyska La Republican oo ka soo baxa dalka Talyaaniga, kana wareysatay arrintan.
Ascolta l’intervista
Related News

Tempi bui per migranti e rifugiati. L’egoismo dell’Italia e il fallimento dell’Europa
Si avvicina il 20 giugno, la giornata mondiale del ridugiato. Ma quest’anno c’è davvero pocoRead More
Migranti, Tajani: «Europa ha dormito per troppo tempo»
Con la primavera alle porte, e archiviato il voto italiano, l’emergenza immigrazione torna in primoRead More
Comments are Closed