Muhaajiriintii Ugu Badnaa oo Sanadkan Gaaray Talyaaniga

Intervista Voa a Shukri Said sull’immgrazione e gli sbarchi in Italia – Dadkii ugu badnaa ee tahriibayaal ah ayaa Sanadkan 2016-ka gaaray dalka Talyaaniga.
vedi l’intervista >> Muhaajiriintan oo isticmaala doonyo tabar-daran ayaa xoogooda ka imanaya dalal ku yaala woqooyiga qaaradda Afrika sida lagu sheegay macluumaad-ururin dhowaan la sameeyay.
Dalka Talyaanigana waxaa laga dareemayaa culaysyada la xiriira dajinta iyo magan-galyo siinta muhaajiriintan.
Hadaba Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan ku eegaya halka ay sanadkan gaadhay tirada muhaajiriinta gaadhay talyaaniga iyo caqabadaha ku horgudban in la hakiyo doomaha sharci-daradda ah.
Related News

Africa oggi – 14 -07- 2017
Puntata di “Africa oggi” di venerdì 14 luglio 2017 , condotta da Massimo Bordin eRead More

Puntata di “Africa oggi” di venerdì 16 giugno 2017 condotta da Massimo Bordin e Shukri Said
Rubrica di analisi e attualità politica sull’Africa a cura di Shukri Said con Massimo Bordin.Read More
Comments are Closed